27″ July “2022” Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah ka yeeshay magacaabida Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxweyne Xasan uga warbixiyay halka ay marayso hawsha dhisitaanka xukuumadda iyo la tashiyada uu la sameeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimada, Haweenka, Dhalinyarada iyo kuwo kale.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sabtidii muddo 10 cisho ah u oggolaaday in loogu daro soo magacaabida Xu壯陽藥 kumadda Ra’iisul wasaare Xamse, maadaama ay ka dhammaatay 30 kii maalin ee laga rabay.
Bulshada Soomaaliyeed ayaa ka dhowr sugeysa dhismaha xukumad tayo leh oo wax ka qabata Baahiyaha Amniga, Ganacsiga, Waxbarashada Iyo wixii lamid ah.