Maalinta Dadka La Nool Xanuunka Macaanka ee 14 November oo Dunida laga Xusay ( Warbixin )

14-November -2023

Fariinta Darajaat Specialist Hospital ee ku aadan xuska maalinta dadka la nool xanuunka macaanka ee 14_ka Novembe

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-November ayaa sannad kasta dunida laga xusaa maalinta Xanuunka Sonkorowga adduunka, iyadoo meelaha wax la isaga weydiinayo ay kamid tahay Magaalada Muqdisho.

Maantoo kale sanad walba 14-ka November waxaa caalamka laga xusaa World Diabetes Day ama maalinta cudurka Macaanka, kaas oo kamid ah cudurada dilaaga ah, ee u baahan daryeel iyo daaweyn joogta ah.

Xarumaha Darajaat Specialist hospitals ee Muqdisho waxaa kuugu diyaar ah xeel_dheerayaal caafimaad iyo kaaliyaal u tababaran daryeelka bukaanka booqo oo hadaba weydii sida ay kuu caawin karnaan

Dhinaca kale munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Sokorowga ooy soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS Oo Muqdisho lagu qabatay halkan ka Daawo !!

Leave a Reply