26′ March “2021
Golaha Senate-ka ayaa sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaashaan-dhigga Mareykanka ka dhageystay warbixin ay qeyb ka aheyd saameynta ay yeelatay ciidamadii uu bilo kahor madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka soo saaray Soomaaliya.

Sarkaalka ayaa sheegay in maamulka Biden uu go’aannadaasi dib u eegis ku sameynayo, iyada oo ay suurtogal tahay in ciidankaasi dib loogu celiyo Soomaaliya
