23″ April ” 2023″ Muqdisho
Mooto Bajaajta Muqdisho ayaa loo yeelay A&B.
Mooto Bajaajta Muqdisho ayaa loo yeelay calaamadaha A & B si kooxba maalin u shaqeeyso inkastoo aan la ogeyn sida ay arintaan u aqbali doonaan darawalada bajaajka ku xamaasha hadana talaabadan ayaa waxaa ku dhaqaaqay
Maamulka gobolka banaadir oo sheegay in jadwal shaqo uu ,u sameeyay mooto bajaajka magaalada Muqdisho iyadoo ay jirto in uu sii kordhaya ciriiriga iyo saxmada bajaajleydu ku hayaan magaalada
Lama arki doono Mooto A&B oo hal maalin wada shaqeyn kara, inkastoo darewalada Bajaajta ay ka caban doonaan arintaan ayuu yiri gudomiyaha gobolka banaadir yuusuf madaale oo maanta hadlay