Maamulka Gobolka Gedi ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray qas siyaasadeed ay sheegeen in Dowladda Dhexe ay ka waddo Gobolkaas.
Guddoomiyaha Jubbland ugu magacaaban Gobolka Gedo ayaa soo saaray war-saxaafadeedka oo ay eedeyn kulul ugu jeediyeen dowladda dhexe ee Soomaaliya. Halkan Hoose ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystiran

