Maamulka la baxay Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay maamulihii shirkadda Telesom ee gobolka ee Sool


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

1″ January “2023

Ciidamada maamulka la baxay Somaliland oo isku dayaya in aysan banaanka u bixin xadgudubyada ka dhacaya-Gudaha Magaalada Laascaanood ayaa la wareegay xarumaha Isagaarsiinta Shirkadaha Telesom, Somtel iyo Golis waxayna Xabsiga u taxaabeen maamulihii shirkadda Telesom ee gobolka Sool Dheeho.com

Somaliland oo horey warqad amar ah ugu qortay shirkaddaha in ay Internetka hawada ka saaraan, ayaa ugu dambeyn maanta adeegsatay awood ciidan, iyadoo xabsiga loo taxaabey maamulihii shirkadda Telesom ee gobolka Sool.

Magaalada Laascaanood oo aan laga Isticmaalin lacagaha shilinka Somalia iyo kan Somaliland ayaa hada waxaa si caadi uga dhax shaqeynaya adeegyadii kale ee Is-gaarsiinta, sida; Wicitaannada Telefoonnada iyo Lacagaha Electronicska ah we adeeyada Zaad Iyo Sahal

Leave a Reply