1- June-2023-Garoowe
Mid ka mid ah dadkaas ayaa sheegay inuu u dhashay Suudaan, wuxuuna magaciisa ku sheegay Muhanad Cabdullaahi Cabdiraxiim (oo halkan lagu arkay isagoo xiran funaanadda buluugga ah). Waxa uu sheegay in maamulka degmada Ballidhidhin ay si wanaagsan ugu soo dhaweeyeen, isla markaana ay siiyeen raashin iyo dharkii ciidda.
Labada kale waa Soomaali – Cali Yuusuf Cali iyo Maxamuud Macallin Maxamed.
(Muuqaal ka soo baxay Puntland State TV)