Madasha Xisbiyada Ayaa Soo Saaray Bayaan Ku Aadan War,murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb 3

Madasha Xibiyada qaran ayaa soo dhaweeyay Shirkii Dhuusamareeb, waxaana Madashu ay caddeysay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas iyo waxa kasoo baxay.

Madasha Xisbiyada waxaa ay sheegeen in ay soodhaweynayan doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo sheegay in waddada saxda ahayd horay loo qaaday.

Sidoo kale waxaa madashu caddeysay in shirka uu wali qabyo yahay ayna ka dhiman yihiin qaar ka mid ah saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Hoos ka aqriso bayaanka madasha xisbiyada

Leave a Reply