Madadasha Xibiyada Qaran ayaa war kasoo saaraty Hannaanka doorasho ee dalka, waxaana ay dowladda iyo dowlad Goboleedyada ugu baaqeen in ay dar dar galiyaan waxyaabihii ay ku heshiiyeen.

Madasha ayaa soo jeedisay Qodobbo dhowr ah oo ay kaga hadlayeen xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Hoos ka akhriso Warmurtiyeedka Madasha Xisbiyada Qaran


