Madaxa Pan African human right defender’s Dr: Xasan Shire Sheiq ayaa sheegay in ilaalinta difaacayaasha xuquuqul insaanka ay u baahan tahay waxqabadyo isku dubaridan

6″‘December 2022

犀利士 enter size-full”>

Madaxa Pan African human right defender’s Dr: Xasan Shire Sheiq ayaa sheegay in ilaalinta difaacayaasha xuquuqul insaanka ay u baahan tahay waxqabadyo isku dubaridan iyo wadashaqeyn joogta ah

Dr xasan shire ayaa yiri

“Dhammaanteen waxaan isku raacsannahay in ilaalinta difaacayaasha xuquuqul insaanka ay u baahan tahay waxqabadyo isku dubaridan iyo wadashaqeyn dhexmarta daneeyayaasha. Waxay sidoo kale u baahan tahay kor u qaadida aqoonsiga siyaasadeed iyo taageerada daneeyayaasha kala duwan,”@Hassan_shire ayaa tilmaamay

Leave a Reply