11- December-2023-

Isaga oo ka hadlayay Munaasabadda heerka sare ah ee #UDHR_75 ee Geneva Madaxa Pan African human rights defenders Dr :Hassan_Shire Shieq waxa uu, iftiiminayay doorka difaacayaasha xuquuqda aadanaha (#HRDs) iyo shabakadaha ilaalinta & iskaashiga ee Afrika.
2023 waxa ay xusaysaa sannad-guuro badan (#UDHR (75 sano), Baaqa Qaramada Midoobay ee #HRDs (25 sano), iyo #UNHumanRights (30 sano)).
Heyadda Pan African human rights defenders ayuu sheegay Dr Hassan Shire Inay sii wadeyso inaan dhisno dhaxalka HRS kuwaas oo naftooda u huray u doodista xuquuqul insaanka caalamiga ah ee Afrika iyo meelo ka baxsan.