Madaxda Somalia oo maanta u duceeysay dalka iyo dadka soomaaliyeed in illaah uu ka dulqaado abaaraha iyo dhibaatada argagixisada

9″ September “2022” Muqdisho壯陽藥 >

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo salaadii Jimcaha kula tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa Alle uga baryay in uu dalkeena ka dulqaado abaaraha iyo dhibaatooyinka kale ee haysta shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Leave a Reply