1″ January “2021 Garoowe”
Qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynanimada somalia iyo madaxda maamulgoboleedyada dalka ayaa ka qaybgalay sagootinta casho sharaf at u sameeysay madaxtooyada butland.

Cashada sharafta madaxtooyada butland ayaa madaxdii ka qaybgashay si hoose isu dhaafsadeen Aaradooda ku saabsan arimaha dalka , iyaga oo isla meel dhigay arimo ay ka mid tahay dalku siyaasad ahaan in uu ku jiro xaalad jahwareer oo u baahan in laga badbaadiyo

Madaxdadan oo isugu golaha midowga musharaxiinta iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamulgoboleedyada ayaa garoowe u tagay in ay ka qaybgalaan kulan sadax cusho soconayay oo madasha aragti wadaag loogu magac daray kaas oo ay soo qaban qaabisay maxadka Heritage
