1- Jun-2023- Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabadda maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo, waxa uu ubax dhigay taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.
Gebqgabada xuska 63 guuurada maalmaha xoriyadda iyo midnimada ayaa galabta loogu ballansan yahay madal kale, iyada oo Mogadishu Stadium lagu qabanayo isu soo bax uu shacabka Soomaaliyeed kula hadli doono Madaxweynaha Jamhhuriyadda Mudane Dr. Xasan Sheekh.
<犀利士 p>Waxaa sidoo kale isla garoonka ay ciyaar ku dhex mari doontaa labada kooxood ee kubadda cagta ee kala ah Horseed SC iyo MCC.










