Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda deegaanada Galmudug

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor oo muqdisho soo gaaray maalin kadib markii LA casiay raysilwasaare qayre ayaan wali ka hadlin ujeedada socdaalkiisa


