Madaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Sharciyenta Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

犀利士 lor has-text-color”>6″ September “2022” SONNA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa sixiixay sharciyanta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug, kadib markii golaha Baarlamaanka ansixiyeen.

Madaxweynaha Galmudug ayaa qalinka ku duug in Baxdo iyo Wisil ay si rasmi ah u noqdeen degmooyinka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaasi oo buuxiyay shuruudaha degmonimo.

Leave a Reply