Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa tagay deegaanno dhowaan laga qabsaday Al-shabaab

11″ December “2022”

壯陽藥 /dheeho.com/wp-content/uploads/2022/04/image-458.png” alt=”” class=”wp-image-55606″/>

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa booqday deegaannada Mabaax iyo Ceel qooxle oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa kormeeray deegaanadaan, isagoo halkaas kula hadlay boqolaal ciidamada dib u xureynta deegaanka ah ee Al-shabaab ka saaray deegaannadaan.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay guulaha ay ciidamada dib u xureynta ka soo hoyeen dagaalada lagula jiro Al-shabaab,

Sidoo kale Madaxweyne Cali Guudlaawe waxa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dhameystirka howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Leave a Reply