Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqday, xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga

10- January-2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday, xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga dalka, halkaas oo uu kulamo ku saabsan amniga iyo xoreynta dalka uu kula qaatay Taliska CXDS.

https://twitte犀利士 r.com/BoodhariFarah/status/1745056714129310133?t=5riyTsjMWnH_ZT8TdwwuhA&s=19