TOOS U Daawo BarnaamijKa Su,aallo Weeydiinta Madaxweynaha JFS Oo Horyimid Dadweynaha


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh maxamuud oo caawa horyimid dadweynaha ayaa ka jawaabay su,aallo ay ka mid yihiin Dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, talaabada ku xigta Cuqabateynta hubka ee la qaaday, Deynta Soomaaliya ku biiritaanka Soomaaliya ee Dallada Bulshada Bariga Afrika iyo Siyaasadda arrimaha dibadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kalsooni buuxda ayaan ku qabaa in amnigeyga ay ilaaliyaan wiilal Soomaaliyeed, haybad iyo nasiib gaar ah ayeeyna ii tahay in aan noqdo Madaxweynihii Soomaaliyeed ee ugu horreeyay ee ay ammaankiisa si buuxda u ilaaliyaan ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, tan iyo burburkii dalka”.

Madaxweynaha JFS “ Askarta Qarankeena in nolashooda la hormariyo ayaa naga go’an, Dhagaxaanta wadooyinka Caasimada yaalana dhawaan wala qadayaa.”

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Waxa naga dhaxeeyo waa dowladnimo, waana inaan kawada shaqeynaa hormarka dalka, Waxaan ballanqadayaa in kulamo intaa kabadan isku aragno”.

Mawduucyada aasaasiga ah ee Madaxweynaha wax laga weydiin doono ayaa la xiriir talaabooyinka waaweyn ee Dowlad Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in rag badan loo soo xirxiray beegsiga Shirkada Isgaarsiinta ugu weeyn Soomalia ee Hormuud Telecom Isaga oo ka hadlayay barnaamij kulan dadweyne oo su,aallo weydiin ah oo Muqdisho lagu qabtay

  • Dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, qorshaha xasilinta iyo xajinta
  • Cunuqabateynta hubka ee la qaaday waxa xiga, qalabeynta iyo tayeynta ciidanka qalabka sida.
  • Bixitaanka ATMIS iyo qorsha ciidanka xooga dalka kula wareegayaan goobaha ay kabaxaan.
  • Amniga Caasimada.
  • Deynta Soomaaliya laga cafiyay.
  • Ku biiritaanka Soomaaliya ee Dallada Bulshada Bariga Afrika iyo Siyaasadda arrimaha dibadda.

Leave a Reply