Madaxweynaha JFS oo New-York kula kulmay Xoghayaha Fullinta ee IGAD

23″ September “2022”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobay ee new Yorka kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD Dr. Waraqna Gebexo.

Madaxweynaha iyo Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD  waxa ay ka hadleen xoojinta wada shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ,gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha .

Waxaa kaloo Madaxweynaha iyo xoghayaha ay isla soo qaadeen s壯陽藥 idii gurmad loogu sameyn lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Leave a Reply