Madaxweynaha JFS oo u ambabaxay Dalka Ereteriya

10″ November “2022

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eritrea, isagoo mudnaan gaar ah siinaya ciidamada Soomaaliya ee dhameystay tababarkii ay ku qaadanayeen Eritrea iyo doorka dalalka gobolka ay ku yeelan karaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Asias Afwerki la yeelan doona wada-xaajoodyo ku saabsan kor u qaadidda xiriirka labada dal iyo iskaashiga labada shacab ee walaalaha ah.

Leave a Reply