Madaxweynaah Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaaa soo dagay magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Soomaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta soo dhaweeyay Axmed madoobe.
Sidoo kale sarakiil Ciidan, Wasiiro , Xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan eeBulshada ayaa soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa.
Sidoo akle hadda Mas’uuliyiinta ayaa islu diyaarinaya soodhaweynta Madaxweynaha Puntland Siciid cabdullaahi deni waxyar kadib ay diyaaradda sidda ay soo caga dhigan doonto.