Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdicasiis Lafta gareen ayaa goordhow ka degay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

25- August-2023

Madaxweynaha Koofur galbeed Cabdicasiis Lafta gareen ayaa goordhow ka degay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb

Lafta gareen ayaa waxaa halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye.

Ujeedada socdaalka Laftagareen ee xarunta Galmudug ayaa ah inuuu ka qeybgalo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Barri ka furmaya Dhuusamarreeb.

Leave a Reply