Madaxweynaha Somalia ayaa khadka fogaan aragga maanta uga qeybgalay Shirka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ee EAC

7-June-2024

Madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka fogaan aragga maanta uga qeybgalay Shir Madaxeedka 23-aad ee aan Caadiga Ahayn ee madaxda dalalka xubnaha ka ah Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ee EAC sida ay laga baahiyay warbaahinta Qaranka