Madaxweynaha Somalia oo dalka Sacuudiga kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Sacuudiga kula kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed

Labada mas’uul ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta iskaashiga labada dowladood oo darisi ah.

Madaxweynaha Sacuudiga kaga qayb gali doona Saddex shir oo kala ah 1- Shirka Jaamacada Carabta 2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka 3- Shirka Sacuudiga iyo Afrika. Shirarkaas ayaa intooda badan looga hadli doonaa xaaladda shacabka Falaatiin.

Leave a Reply