Madaxweynaha Somalia oo gaaray Magaalada Asmara ayaa la kulmay dhiggiisa Eritreai

13″ March “2023”

Madaxweynah Somalia Xasan Shiikh maxamuud ayaa gaaray Magaalada Asmara ee dalka Eritrea si uu wadahadal ula yeesho dhiggiisa Isaias Afwerki Iyadoo dalkaas ay wali ku harsan yihiin qaar ka mid dhalinyaradii tababarka ciidan loogu qaaday

Socdaalka Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa ah kii sadaxaad eee uu ku tago tago dalka go,doonka ah ee geeska africa

Leave a Reply