Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay muranka Arrimaha Shidaalka

18″ September “2022”Radio Kulmiye

Madax犀利士 weynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in xal loo heli doono muranka ka tagaan arrimaha shidaalka.

Madaxweynaha oo khudbad ka horjeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalka Mareykanka ayaa tilmaamay in dowladiisu ku dadaaleyso sidii ay u saari laheyd Shidaalka dalka, iyadoo lala tashanayo dadka ay khuseyso.

Leave a Reply