Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qalin jabiyay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay. Dheeho.com


Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252

Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46

2″ DECEMBER “2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qalin jabiyay Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Xasan ayaa ka mid ah ardaydii sanadkan ka qalin jebisay Jaamacadda, wuxuuna shahaadada PhD ka qaadanayaa dhinacyada nabadda, dowlad wanaagga iyo horumarka.

Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay In Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, uu ka qeyb galay xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay.

Leave a Reply