2″ February “2023” Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Wafdi ka socda Talyaaniga oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Matteo Perego” kadib daah-furka Balaarinta Dhismaha Isbitaalka xooga ee Muqdisho oo uu Talyaanigu Maalgaliyay Dheeho.com犀利士 p>
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdiga Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada
Talyaanigu kama hadlin wax ku saabsan kulanka Villa Somalia ee Madaxweyne Xasan iyo wafdigooda laakiin Madaxtooyada Somalia ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somalia uu la wadaagay wafdiga Matteo Perego guulaha laga gaaray dagaalka dowlada iyo dadweynaha oo iskaashanaya ay kula jiraan Argagixisad Shabaab
Talyaaniga oo horey u gumeeystay Inta badan dhulka Soomaalida ayaa dhowaanahan danbe saameynta aan badneeyn ku lahaa Somalia, Iyadoo maamulka Roma ciidan militari oo kooban ay ka joogaan Muqdisho, kuwaas oo ku howlgala magaca Midowga Yurub