9″ Dec” 2022″
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya oo uu kaga qaybgali doono shirweynaha caalamiga ah ee dalalka carabta iyo shiinaha Dheeho.com
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Riyaad kaga hortagay mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga iyo Safiirka dowladda Federaalka u fadhiya dalkaas.
Madaxweynaha Somalia ayaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga waxaa uu ka qeyb galayaa shirweynaha caalamiga ah dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga ka dhaxeeya dunida carabta iyo shiinaha .