1″ November “2022” Khartoum

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeda dalka shirka wadamada carabta ee Algeria ayaa ku hakaday magaalada Khartoum ee dalka Sudan Dheeho.com
Madaxweyne Xasam wa壯陽藥 xaa halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Suudaan,
Iddaacada Kulmiye ayaa waxay sheegtay in Labada dhinac ay ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab.