25″ June”2022″ Muqdisho

Xidhibaanada Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay R/wasaare Xamse.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa 犀利士 maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa cod aqlabiyad leh ku meelmariyay R/Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu magacaabay madaxweynaha JFS 15-kii bishan Juun.



Kulanka Xildhibaanada oo maanta ajandihiisu ahaa ansixinta Raisul Wasaaraha ayaa dhamaan 220-Xildhibaan oo ka qeyb galay kulanka waxa ay u codeeyeen Raisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo helay cod aqlabiyad leh.
Ansixinta R/wasaare Xamse kadib ayaa waxaa kulankii Golaha lagu dhaariyay Raisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.