5- Janury-2024- Madaxweynaha Xasan Sheekh Somaliland waxay na tiri Ictiraaf ayaan rabnaa anagana waxaan dhahnaya midnimaan rabnaa
Khudbadii Jimcaha oo maanta ayuu Madaxweynuhu kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee g犀利士 obnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay u midoobaan dhowrista sharafka iyo difaaca madaxbannaanida qaranimada Soomaaliyeed.