23″ September “2022”

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheiq Mohamud ayaa wadahadal la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres
Wadahalkan oo dhinac socday shirka #UNGA77.Waxay ka waxay isla soo qaadeen dadaallada dowladda Soomaaliya ee wax ka qabashada abaaraha, dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, wax ka qabashada bini’aadantinimada & kor u qaadista iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya & QMidoobay sida lagu daabacay bogga Twitter-ka Villa Somalia