Madaxweyne Xasan oo waqti u qabtay dib u soo laabshada ciidamada ku maqn Eritrea

20″ December “2022”

犀利士 has-text-color has-background”>Madaxweyne Xasan oo waqti u qabtay soo celinta ciidamada Somalia ee ku maqan Eritrea Dheeho.com

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay ciidamada ku sugan Eritrea ee tababarka loo soo xiray in kuwooda ugu horreeyay ee hordhaca ah ay dalka ku soo laabanayaan dhammaadka Bishaan December ee Sanadkaan,

Madaxweynaha ayaa intaas Ku daray in bisha January ee sanadka 2023 soo socda ay dhammaantood Dalka ku soo wada laaban doonaan

Ciidamadan oo u badan Dhalinyaro ay tiradoodu gaareyso ilaa 5000 (Shanka kun) oo Askari Dowladdii hore ee Farmaajo dalka Eritrea ugu dirtay tababar loo maray wadiiqooyin qaldam taas oo dhalisay shaki iyo cabashooyin saxaafada ku kordhisay hadalheeyn

Leave a Reply