Daawo”Hadal jeedinta Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhiirigalinaya maalgashiga gudaha

“Soomaaliyey Dalku Waa Ammaan ee Kaalaya Maalgashta” ayuu cod dheer ku yiri Madaxweynaha Soomaaliya Dr : Hassan Sheikh Mohamud oo dhiirigalinaya maalgashiga gudaha Isaga oo maanta dhagax dhigay dhismaha xaafadda casriga ah ee Xeebta Luulka,oo ay Muqdisho ka hirgalinayaan ganacsato Soomaaliyeed