Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Xamse Oo Lagu Eedaynayo Inay Soo Dhiseen Xukuumad Sal Balaaran

4″ Aug”2022″ Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu eedaynayaa inay soo dhiseen
xukuumada sal balaadhan oo aan dan u ahayn dawladnimada soomaaliya.

falanqaynta iyo faallooyinka ilaa hada laga bixinayo xukuumada cusub ayey ka mid yihiin sida aan loogu qanacsanayn
wasiirada壯陽藥 tirada badan ee la magacaabay taas oo meesha ka saaraysa tayadii iyo waxqabadka laga doonayo xukuumada
federaalka ah.

qaar ka mid ah tirada wasiirada dawladaha horemaray ayaana la barbar dhigayaa xukuumada uu Xasan sheekh soo dhisay,
dhaliisha ugu weyn ee ilaa hada loo jeedinayo ayaana ah tirada wasiirada oo aad u badan kana fog intii la filayey

Leave a Reply