24- August-2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowladgoboleedka Galmudug ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Ambasador souefmo_elamine Madaxa Hawlgalka Kala-guurka ee AU (ATMIS)
Warbaahinta dowlada ayaa ku war犀利士 antay Madaxweynaha iyo wafdiga ATMIS inay ka wadahadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee amniga Soomaaliya iyo taageerada ATMIS-ka ee duullaanka ay dowladdu hormuudka ka tahay ee ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah