Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gudanya Cimrada Baytka Alle ee Masaajidka Xaramka ayaa u Duceeyay ..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo gutay Cimrada Baytka Alle ee Masaajidka Xaramka ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu doceeyay amni, nabad iyo horumar.

Madaxweynaha ayaa fadliga Cimrada awgeed Alle ka baryey in dalkeenna uu ka dulqaado argagixisada dhiig-miiratada ah ee ku been abuuranaya magaca dinteenna 犀利士 suubban ee Islaamka.

Leave a Reply