10-May-2024- Muqdisho

Madaxweynaha JFS “Dadka Soomaaliyeed waa in ay ogadaan u jeedka damaca Itoobiya waa soo jireen, wuxuu ku dhammaan donaa kiiskaan sida isku dayadii hore ee soo jireenka ahaa, mana jirto wax lagu badalan karo Baddeena.“

Madaxweynaha JFS “ Doorasho Qof iyo Cod ah ayaa ballanqaadnay, waana hirgalinayaa alle idinkiis , dadkeenana waa in ay dortaan cida danahooda iyo mustaqbalkooda ka shaqeynaysa.”
Madaxweyne Xasan Sheekh “ Walaalaha Soomaliland majirto wax dhibaato ah habayaratee oo na dhexyaal.”
犀利士