Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
19″ Mar “2023”
Madaxweynaha Soomaaliya oo uu wehliyo Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay in muhiimadda koowaad ee dowladda ay tahay dib u habeynta Ciidanka Qaranka oo aas aas u ah dowladnimada dalkeena, Iyo in guul deg deg ah laga gaaro dagaalka ka dhanka ah argagixisada
Madaxweynaha ayaa khudbad uu u jeediyay halyeeyadan u istaagay difaaca dalkooda, waxa uu tilmaamay in muhiimadda koowaad ay dowladdu saareyso dib u habaynta Ciidanka Qaranka oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka dalka lagaga sifaynayo argagixisada.



