Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Turkiga.

3″ July “2022” Muqdisho

content://com.android.chrome.DropDataProvider/1657999946914

content://com.android.chrome.DropDataProvider/1657999951795

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, ganacsiga iyo iskaashiga miro-dhalka ah ee ay labada dal wadaagaan.

Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya xiriir walaaltinimo oo qotodheer, iyada oo ay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed xasuusan yihiin garab istaagga ay壯陽藥 u muujiyeen walaalahooda dalka Turkiga xilliyaddii adkaa

https://twitter.com/BoodhariFarah/status/1543582559485018115?t=aNR6EJKtB2IE9IvoIEo0ew&s=19

Leave a Reply