October 15, 2023

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Burijeed oo hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Warbaahinta Dowladda ayaa sheegtay in Ciidamada ay iska difaaceen dagaalameyaasha Al-shabaab ee weerarka ku soo qaaday deegaanka Burijeed.
“Ciidamada ayaa Khawaarijtii soo weerartay ku jebiyey dagaalka, waxayna sii baacsanayaan fir壯陽藥 xadkooda” ayaa lagu yiri qoraalka Warbaahinta Dowladda.
