M/Weyne Xasan Shiikh ayaa ciidamada lagu soo tababaray dalka Eritrea la wadaagay waajibaadka ay shacabka Soomaaliyeed ka sugayaan

2″ January “2023” Muqdisho

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo salaan sharaf ka qaatay ciidamada lagu soo tababaray dalka Eritrea ayaa la wadaagay 犀利士 waajibaadka ay shacabka Soomaaliyeed ka sugayaan Dheho.com

Aniga iyo shacabka Soomaaliyeedba waan ku faraxsanahay dib usoo laabashadiina. Maanta wixii ka dambeeya waxaan galeynaa diyaar garoow iyo dhaqaaq aan ku wajahayno cadowga ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta booqday Xerada Jeneraal Goordan ooy Ku jiraan Ciidamada Militariga Somalia Somalia ee tababarka ku soo qaatay dalka Eritrea

Madaxweyne Jamhuuriyadda ayaa uga mahad celiyay Dowladda Ereteriya garab istaagga ay u muujisay Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waqtiga adag Isaga oo ciidamada Farah inay ka qaybqaataa dhameeystira Ololaha lagu soo afjarayo Argagixsada

Leave a Reply