M/weyne Xasan shiikh ayaa u magacaabay,C/laahi Maxamed Nuur la taliyaha ka-hortagga & la-dagaallanka Xag-jirnimada.

7″ January “2023” Muqdisho

Madaxwey犀利士 naha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil cusub u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur oo mar soo noqday Wasiirkii hore ee amniga dowladda Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cabdullaahi Maxamed u magacaabay inuu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka hortagga iyo La dagaalanka waxa loogu yeero Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey La-Taliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La dagaalanka Fikradaha Xagjirka Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.

Leave a Reply