13″ February “2023
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qeybgaley kulan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool qaaradda Yurub ay ku taageerayaan dowladda Soomaaliya dagaalka ay kula jirto argagixisada. Dheeho.com
Madax壯陽藥 weynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gar ah kulanka uga sheegay in loo baahan yahay in Bulshada ku Nool waddamada Yurub ay si toos ah uga qayb qaataan Dowladnimada, ayna taageeraan dagaalka ka dhanka ah dagaalamaaysha AL-Shaabab.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ujeedkiisa uu u tagay Talyaaniga uu ahaa mid ku aaddan iskaashiga guud ee labada dal. Isagoo tilmaamay in ay ka go’antahay sii xoojinta xiriirka qotadadheer ee labada dowladood iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.