Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 252
Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /home/dheesqdo/public_html/wp-content/plugins/smart-blocks/inc/generate-css.php on line 46
26″ May”2022″

Madaxweyne Erdogan ayaa Madaxweyne xasan shiiq ugu hambalyeeyay dib u soo doorashada xilka madaxweynanimada somalia intii uu socday baaqa labada mas’uul ayaa ballan qaaday in ay iska kaashan doonaan sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka walaaltinimo & mid wax soo saar leh
