Daawo : Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiiq oo Ololihiisa doorashada ay ku biloowday xamaasad aan la fileeyn
12″ May”2022″ Muqdisho
Daawo Madaxweynihii hore ee somalia Xasan Shiiq oo Ololihiisa doorashada ku biloowday xamaasad aan la fileeyn
Madaxweynihii hore ee somalia Xasan shiiq ayaa bartiisa Facebook soon dhigay hadal kooban oo uu ku yiri ” Farxad ayey ii ahayd inaan caawa shacabka Soomaaliyeed kala qeybgalay bandhigga olelaheyga doorashada. Waxa uu ku saleysnaa xog ogaalnimo, aqoon, khibrad iyo run isku sheegid.
Halkan Hoose Ka Daawo Hadaladii Uu Ka Yiri Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud Xafladii Caawa
Waa inaan ka gudubnaa dhacdooyinkii xumaa ee dhacay iyo haarihii ay reebeen oo aan wadajir u dhisnaa dalkeena. Aargoosi siyaasadeed boos ugama bannaana dowlad aan hoggaamiyo.