Friday ” 10″ September ” 2021″ Gaalkacyo
Wasiirka amniga galmudug Axmed macalin fiqi ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo dad isu soo baxay magaalada Gaalkacyo maanta in ay muujiyeen taageerada ay u hayaan dadaalka Raysilwasaare Rooble uu ku doonayo in cadaalada dadkii ka da!beeyay dilka Ikraan tahliil faarax oo ahayd sarkaalad ka tirsaneeyd hayadda sirdoonka qaranka sooma壯陽藥 aliya
dadlkan oo boorar ay ku qoran tahay halkudhigyo farweeyn oo lagu dalbanayo cadaalad in la horkeeno saraakiishii hayadda NISA ee dishay Ikraan tahliil ,
Raysilwasaare Rooble ayay isku qilaafeen cadaalad u raadinta qooyska Ikraan madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee farmaajo oo aan qarsanin doonistiisa ku aadan in kiiskaas la moora-duugo Isaga oo u xaglinaya madaxii hore ee hayadda NISA fahad yaasiin oo raad uu soo galay
