RW Rooble oo Imaaraadka Carabta kala wareegay deeq lacageed oo wax looga qabanayo abaaraha dalka

26″ May”2022″ Muqdisho”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar.

Raisulwasaraha ayaa uga mahadceliyey dowladda isutagga imaaradka carabta  kaalintooda ku aadan gurmadka shacabka Soomaaliyeed.

Lacagtaan ayaa hore Xukuumada Soomaliya amartay in dib loogu celiyo maalmo ka hor Imaaradka Carabta taas oo gaareysay 9.6 Milyan oo Dool壯陽藥 lar oo horay looga xayiray.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bishii January ee sanadkan amray in la fasaxo lacagtan oo lagala  hakiyay dowladda Imaaraadka sanadkii 2018,iyadoo dowladda imaaradka carabta iyadana sheegtay in lacagtaas ay ugu deeqday Soomalaiya.

Leave a Reply